Site icon Daruur درور

Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa

Cudurka jabtada waa cudur galmo sabab u noqota waa cudur caan ah oo ku dhaca ragga iyo dumarka, geedka ninka waxaa ka soo baxa dhiig iyo carun (malax) sidoo kale cambarka dumarka wuxuu soo saaraa dhiigga iyo malaxda, cudurka jabtada afka enlishka waxaa lagu dhahaa Gonorrhea afka carabigana waa loo yaqaanaa السيلان, cudurkan wuxuu ku gudbaa galmada noocyadeeda kala duwan sida galmada farjiga iyo midda afka ama midda dabada, waa cudur xanuun badan qofka aad u dhibaya oo u keeni kara dhibaato badan.

Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa
Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa

jabtada inta badan waxaa sababta galmada si kasta ay dhacdo waa jirro galmeed shaki kuma jiro arintaas, haweenka iyo nimankaba waa ku dhcadaa jabtada.

jabtada sidee loo daaweeyaa?

waxaa lagu daaweeyaa daawooyinka antibiyootiga loo yaqaano

القروح تتولد عَن الْجِرَاحَات وَعَن الخراجات المتفجرة وَعَن البثور فَإِن تفرق الإتصال فِي اللَّحْم إِذا امْتَدَّ وقاح يُسمى قرحَة وَإِنَّمَا يتقيح بِسَبَب أَن الْغذَاء الَّذِي يتَوَجَّه إِلَيْهِ يَسْتَحِيل إِلَى فَسَاد لضعف الْعُضْو وَلِأَنَّهُ لضَعْفه يتَحَلَّل إِلَيْهِ ويتحلب نَحوه فضول أَعْضَاء تجاوره أَو لمراهم رهلت الْعُضْو ولثقته برطوبتها ودسومتها. وَمَا كَانَ من قبيل الْقَيْح رَقِيقا يُسمى صديداً وَمَا كَانَ غليظاً يُسمى وسخاً وَهُوَ شَيْء خاثر جامد أَبيض أَو إِلَى سَواد وكالدردي. وَإِنَّمَا يتَوَلَّد الصديد من رَقِيق الأخلاط ومائيها أَو حارها ويتولّد الْوَسخ من غليظ الأخلاط. والصديد يكثر توليد الورم والصديد يحْتَاج إِلَى مجفف والوسخ إِلَى جال. والقروح قد تكون ظَاهِرَة وَقد تكون ذَات غور والقروح الَّتِي لَهَا غور لَا تَخْلُو إِمَّا أَن يكون قد صلب اللَّحْم الْمُحِيط بهَا فيسمى ناصوراً وَهُوَ كأنبوبة نَافِذَة فِي الْغَوْر أَو لم يصلب فيسمى مخبأ وكهفاً. وَرُبمَا قَالَ بَعضهم مخبأ لما نفذ تَحت الْجلد وتبرأ مِنْهُ الْجلد وكهفاً لما انعطف تَحت اللَّحْم واتسع فِيهِ قَالَ بَعضهم بل الْوَاسِع كَهْف والضيق العميق ناصور وَلَا مناقشة فِي التَّسْمِيَة.

Exit mobile version