Isha waxa guduud ka dhigayo hurdada kadib

Isha waxa guduud ka dhigayo hurdada kadib

Su’aasha:

Waxan soo kacaa marar qaar indhaha oo so daran u guduudan iyadoon jirin daaf iyo fin marka guudashada isha maxaa sabab u ah maxaana daawo u ah mahadsanidin.

Isha waxa guduud ka dhigayo hurdada kadib
Isha waxa guduud ka dhigayo hurdada kadib

Jawaabta:

Guduudka indhaha wuxuu ka imaanayaa xididaha yaryar oo isha dhex mara oo dhiigga usoo qaada, waxaa jira cadaadis dhiig oo keenaya inay isha guduudato, wuxuu ka dhashaa inta badan daalka daran ama caloolfadhiga oo qofka aan muddo musqusha saxaro u galin, ama qufaca ama inuu caabuq jiro ama in isha wax ku dhaceen qashin iwm.
Inta badan guduudka isagaa iska haraya muddo yar kaddib.

Haddii balbal uu jiro balbalka isha inta badan wuxuu ka dhshaa caabuqa ama markay isha wax ku dhacaan.

Balbalka indhaha maxaa keeno maxaana daawo u ah

The redness of the eyes comes from the small veins that pass through the eye and carry blood, there is blood pressure that causes the eye to be red, it is caused mainly from the severe fatigue or constipation that the person does not have to urinate in the bathroom for a while, or from coughing or being infected or that something has happened to the eye, etc.
Most of the purple remains after a short time.

If there is a porch, the eye porch usually develops from the infection or when something happens to the eye.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More