Site icon Daruur درور

Irbada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa

Su’aasha:

Asc walo irabada platelet rich plasma waan isku muday hoosta iyadoo laku yaraynayo iyo dareenka ah marka maxan kala kulmi kara hatan mahadsanid

Irabada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa
Irabada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa

Jawaabta:

Dhakhtarka kugu duray ayaad kala socon kartaa waxyaalaha aad kala kulmayso iyo natiijada, aniga waan kuu sheegay guud ahaan waxay tahay irbaddaas markaad isoo weyddiisay.

Teeda kale haddii dhakhtarka kugu yiri hoos baa lagu yareeyaa waxay noqon kartaa meesha inay hilib u yeesho oo ay koriinkeeda wax ka badasho markaas way dhici kartaa in ciriiri ay noqoto xubinta inkastoo aanan arag in lagu yareeyo bahalka dumarka, waxaan kuu rajaynayaa in Ilaahay daawo kugu daro

Exit mobile version