Site icon Daruur درور

Injirta aan bixin xalka ugu fiican loo hayo

Injirta aan bixin xalka ugu fiican loo hayo

Su’aasha:

Waxay igu tiri ” waxaan ahay gabar waxaa i heysta bahalkan loo yaqaano injir maalin walba 100 ama ka badan ayaa laga soo saaraa madaxayga oo injir ah waa maalin kasta waxaan wadey muddo sanad ah xittaa 2 3 illaa afar sano u malaynayaa walaal mana u eka injerta igu jirta mid mudadaas laga soo shaqeynaayey oo wali waa sideedii wax yaraadey malahan wll talo isii aan iskaga reebo waxaan xun oo masiibada?
mahadsnind

Injirta aan bixin xalka ugu fiican loo hayo
Injirta aan bixin xalka ugu fiican loo hayo

Jawaabta:

Injirta sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah nadaafad darrada sidoo kale jirrooyinka qaar, marka nadaafaddaada ku dadaal jirkaaga ka baar haddii ay jiraan jirrooyin gaar ah oo la xiriira maqaarka jirka, sidoo kale daawooyinka lagu dabar gooyo injirta adeegso, haddii sidaas ay ku bixi weyso timaha waad xiiri kartaa markaas ayaad ka ilaalinaysaa inay mar kale ku gasho, guud ahaan dumarka qaangaarka timaha inay xiiraan ma bannaana laakin haddii daruuro ay keento waa loo oggol yahay.

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Many causes of lice include uncleanness as well as some illnesses, when you take care of your hygiene, check your body if there are certain skin-related illnesses in the body, also use medications to cut the nails, if it does not go out in this way you can shave your hair and then protect it from getting into it again, Generally adult women are not allowed to shave their hair but if it causes clouds it is allowed.

Exit mobile version