Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo

Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll ilahay hadin xifdiyo saad umada ugu adeegtaan ajar khayrqaba ilahay ha idinku abaalgudo
Wll waxan haystaa cunug jooga 2 bilood iyo 14 bari waxaan siyaaa naaska basa xitaa biyo masiiyo waxaan ku arkay intii 2 isbuuca saxarada oo maalin ama 2laba maalin uu haysnayo ama uusa saxaroonaynin markuu maalin joogo saxaroon ama 2 malin wax xanuuna ma qabo saxaradiisuna ma adka cudur miyaa mise waa caadi

Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo
Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo

Jawaabta:

Wax cudur ah m hayo hadduusan xanuun jirin ama saxarada aan adkayn, waa dabiici ilmaha inay sidaas ahaadaan, waxaa laga yaabaa inuusan nuugin caano ku filan, waxaa fiican cunugga maalin kaste inuu hal jeer saxaroodo, caruurta waxay ku kala duwan yihiin qaabka ay caanaha u qaataan, teeda kale biyaha ugu dhibci afka, biyaha waa in la siiyaa caruurta naaska nuugaya, waayo caanaha uu naaska ka nuugayo iyo biyaha way kala duwan yihiin biyo wuu u baahan yahay, dhakhaatiirta qaar ayaa yiraahdo caanaha ayuu ka helaa biyaha, laakin run ahaantii waxaa fiican in masaasasdda la nuugayo biyo nadiif ah loogu diyaariyo oo uu sidaas ku nuugo biyaha.

 

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

He has no disease, if there is no pain or the stool is not hard, it is normal for the child to be like that, he may not absorb enough milk, it is better for the child to have a bowel movement once a day, children are different in the way they digest milk. take the other one, put water in the mouth, water should be given to breastfeeding children, because breast milk and water are different, he needs water, some doctors say that he gets milk from water, but in reality It is better to prepare the absorbent pad with clean water and absorb the water accordingly.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More