Ilhan Omar iyo Donald Trump oo si xun isu weeraray

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump oo si xoog u weeraray Ilhan Omar, wuxuu yiri: Ilhan waa inay isku xishootaa, hadlkeeda aad buu u xumaa, wxaan u arkaa in cudurdaarkeeda uu ku filan yahay”

Ilhan Omar iyo Donald Trump oo si xun isu weeraray
Ilhan Omar iyo Donald Trump oo si xun isu weeraray

haddaba maxay tiri Ilhan oo ka careeysiiyay madaxweynaha maraykanka?
Ilhan waxay tiri: Taageeridda maraykanka uu taageerayo Israel waxaa ka dambeysa lacagta ay bixiso:

(American Israel Public Affairs Committee)  (GUDIGA ARRIAMA GUUD EE MARAYKANKA IYO ISRAEL) (AIPAC)

Ilhan Omar oo ka cudurdaaratay hadalka ay dhahday

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More