Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo

Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo

Su’aasha:

Asc waan idinsalaamay bahda daruur, salaan kadib, waxaan isku arkaa san xur marka casharka qur’aanka bixinaayo ilaa maskaxda , maxaa keeni karro la dhihi karaa idinkoo mahadsan ?

Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo
Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo

Jawaabta:

Hurka sanka oo sanboorka u dhow sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah boorka iyo qaaca sidoo kale barafuunka ama cadarka iyo waxyaalaha qurmuun iyo qaaca sigaarka ama dabeysha daran, waxaa kaloo laga yaabaa in caabuq ka jiro sankada gudahiisa.
Waxaa fiican qofka inuu is baaro si uu u ogaado sababaha dhabta ah keenay.

Laakin waxaa jira qaab dabiici ah oo loo daaweyn karo balbalka sanka waxaa ka mid ah:

Qofka sankiisa inuu ku dhaqo biyo qandac oo cusbo leh maalin kaste sedex jeer.

Sidoo kale inuu biyo kulul bukhaar (qaac) ka baxaya inuu sanka ka jiido.

Saliidda geedka naacnaaca Mentha oil  inuu ku dhibciyo sankiisa.

Inuu badsado cabitaanka waxyalaha kulkulul sida shaaha iyo sanjabiisha.

Khlaka tufaaxa labo qaaddo yaryar inuu koob biyo ku darsado markaas uu cabbo maalin kaste 3 jeer.

Daawooyinkaas middii kuu sahlanaato ayaad isticmaali kartaa waana daawooyin dabiici ah.

Riyo anigoo hilmaamaya safarkeyga

Nasal congestion near pneumonia causes many causes include pollen and acne as well as ice cream or perfumes and gums and cigarettes or severe flu, and there may also be infections inside the nose.
It is better for the person to examine themselves to find out the real causes.

However, there is a natural way to treat nasal balm includes:

To wash a person’s nose with boiling and salty water three times a day.

Also to pull hot water out of the nose.

Mentha oil to boil his nose.

To increase the drinking of hot things such as tea and ginger.

Take two small teaspoons of apples to add a cup of water and drink 3 times a day.

You can use those medicines that are easy for you and they are natural medicines.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More