Hotel dofaar lagu gado maka shaqayn karaa
Is it possible to work in a hotel where pork is served?
Su’aasha:
Waxaan ku noolahay wadamada yurubta waxaan ahay qof dhalin yar ah waxan shaqo ka helay hotel oo weyn ku yaalla meel muhim ah oo dad hanti leh ay yimaadaan, marka hotelka waxaa lagu iibiyaa hilibka doofaarka iyo khamriga meesha aan shaqada ka helayna waa qeybta makhaayadda hotelka diinta maxay ka qabtaa haddaan ka shaqeeyo anigana hilib khansiir ma cuno khamrina ma cabbo.
