Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa

Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha:

Asc wll hay’ad ma u shaqayn karaa ama lacag maka qaadan karaa yacnii xaaraan miyaa mise xalaal?

Mahadsanid wll

Hay'ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa
Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa

Jawaabta:

Waxay ku xiran tahay hay’adda aad ka shaqaynayso waxa ay samayso , haddii ay yihiin wax xalaal ah waa xalaal hadday yihiin wax xaaraan ah waa xaaraan, waxaa fiicnayd su’aashaada inaad qeexdo oo aad sheegto hay’adda aad ka shaqayn rabto waxa ay qabato.

Haddii aad ka waddo hay’adaha dadka ka shaqeeyo lacagta qeyb bay ka qaataan oo dadka lacagta loogu soo dhiibay wax yar bay siiyaan, hadday ka baxsan tahay mushaarkooda loogu talagalay, taas waxay u noqonaysaa fal xun oo uu qofka samaynayo khiyaanada guud ahaan waa xaaraan, dad masaakiin xoolahooda in la qabaysto waa xaaraan.

 

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

It depends on what agency you are working on what it does , if it is something legitimate it is legal if it is prohibited it is forbidden, it is better for your question to define and state which agency you work in wants what it does.

If you drive from the institutions the people who work in the people take part of the money and the people who have been handed the money to them give little, if it is beyond their intended salary, that would be a bad act for the person who is committing fraud is generally forbidden, poor people’s property to be seized is forbidden.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More