Haweeney ayaa igu riyootay anigoo maal heley
Su’aasha:
asc wll waxaad ifasirtaan qof haweeney ah ayaa igu riyootey anigoo maal heley oo guri aad uweyn degan oo shaqaale farabadan iishaqeynayaan haweenedii ayaan waxaan kuleeyahey xaaskega shaqaale usoo raadi shaqaale dumar ah oo uadeegta ayadana waxey ileedahey hee xaaskaga lama arkayo gudaha lee kujirtaa guriga aan daganahey waxaa waardiye ka ah qof hada meeshan kashaqeeyo maamul ka ah riyadaas waxaa kuriyootey haweeneydaas oo aan hada meel kawada shaqeno maxey tilmaameysaa riyadasi anigo nimcadasi kujiro lagu riyoodey.
