Hal qooro ayaan qabaa madhaleysnimo ma keyneysaa

Hal qooro ayaan qabaa madhaleysnimo ma keyneysaa

Su’aasha:

Dr mahadsanid shaqada aad bulshada u haydo waxaan qabaa su aal waxaan leeyahay hal qooro xanuun madareemo madhaleysnimo ma keyneysaa, mida kale waxaan tagay dhaqtar wuxuu igu dhahay shahwadada wax tayo ah malahan daawo tayada isoo celisa mahelayaa ugu danbeen xididaha shahwada oo xermo ma qaliin kaliyaa ama xal kale ayaa jira.

Hal qooro ayaan qabaa madhaleysnimo ma keyneysaa
Hal qooro ayaan qabaa madhaleysnimo ma keyneysaa

Jawaabta:

Qof hal qoor leh hadduu kacsanayo waa dhali karaa sida la og yahay Prostate qanjiirka loo yaqaano ayaa inta badan masuul ka ah biyaha ninka ikanstoo qooraha kaalin weyn ay ka qaataan laakin hal qoor qofka way ku filan tahay.
Biyaha waxa tayada u yeela in badan ayaan kasoo hadalnay daruur ayaad ka dhex raadin kartaa adoo adeegsanaya ereyo fure u ah waxa aad raadinayso, sida shahwada, manida, biyaha ninka iwm.
Meelaha ama xididaha biyaha shawada hadday is xiraan waxaa lagu daaweyn karaa qaliin laakin marka hore waa in la baaraa.

 

Xanuunka Xiniinta Bidix Oo Uu Ku Jiro Wax Dhaqdhaqaaqayo

 

إذا كان الشخص ذو الخصية الواحدة ينتصب عضوه،

يمكن أن يلد كما هو معروف أن غدة البروستاتا عادة ما تكون مسؤولة عن ماء الرجل

على الرغم من أن الخصية تأخذ دورا كبيرا ولكن خصية واحدة تكفي للشخص.
يمكنك البحث من خلال Daruur باستخدام الكلمات الرئيسية التي تعد مفتاحا لما تبحث عنه ،
إذا كانت  مجاري السائل المنوي منسدة ، يمكن معالجتها بالجراحة ، ولكن يجب  الفحص أولا.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More