Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa
Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa
Su’aasha:
Wiil aad dhashay hadaad ku tidhaa adigoo cadhaysan waxaagu waa iga xaaraan (maalkaagu) xaaraan miyuu kaa noqonayaa oo hadaad cunto ma xaaraan baad cuntay maxaase ka ratibmaya (ka waajibaya) hadaad cunto aad baan kuu salaamayaa sheekh

Jawaabta:
Haddii aad naftaada ka xarrimto shay xalaal kuu ah, markaad ku laabanayso waxaa lagaa rabaa kafaaragud si dhaarta oo kale ayay noqonaysaa kafaarada.
Taas waxaa daliil u ah qowlka Alle:
( يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ لِمَ تُحَرِّمُ مَا أَحَلَّ اللَّهُ لَكَ تَبْتَغِي مَرْضَاتَ أَزْوَاجِكَ وَاللَّهُ غَفُورٌ رَحِيمٌ )
(Nibiyow maxaad u xarrimaysaa wax Alle kuu xalaaleeyay si aad u raalli geliso xaasaskaaga, Alle waa dambi dhaafe naxariiste ah)
Kaddib wuxuu yiri :
( قَدْ فَرَضَ اللَّهُ لَكُمْ تَحِلَّةَ أَيْمَانِكُمْ )
(Alle wuu idiin caddeeyey waxa dhaartiinnu ku xalaaloobayso)
Kafaraada dhaarta sidey ku waajibtaa
If you deprive yourself of something that is lawful for you, then when you return to it, expiation is required of you, and it is like an oath.
The evidence for this is the statement of Allah:
(O Prophet! Why do you disallow [yourself] what Allah has made lawful for you, seeking to please your wives? And Allah is all-forgiving, all-merciful)
Then He said:
(Allah has certainly made lawful for you the dissolution of your oaths)