Site icon Daruur درور

Habka looga qaado naag aad ka baqeyso marka aad kulantaan

Su’aasha:

Sxb qali gabar an isla sheekeysano
Oo an asxab nahay oo an xafadoda an
Adho mararka qaar xafada firaqo waye
Waxan raba in an labashalo marka an qolka
Kuwado jirno waxan jeclan in an wada bashalno dinac an kabilawana mayaqan marka sxb arinta fikrad iyo talo igasi si an kuwarsadana mayaqano qofta marks ilatali sxb qali

Habka looga qaado naag aad ka baqeyso marka aad kulantaan
Habka looga qaado naag aad ka baqeyso marka aad kulantaan

Jawaabta:

Marka hore waxaan kuu sheegayaa waxa aad weydiinayso su’aal ma aha talana ma istaahilo, maxaayeelay diin ahaan kuuma banaana gabar aadan qabin inaad la gaar noqoto ama aad khalwo la gasho mana kuu banaana jirkeeda inaad taabato ama sheeko xaaraan ah aad kala sheekaysato, marka sideen talo kuu siinayaa oo aad dambi ku samaynayso.

Marka waxaan ku dhihi lahaa ka fogow waxa aad samaynayso oo ku dadaal saad ku guursan lahayd gabar xalaal ah.

Ka waran qof hadduu isoo weydiiyo su’aashada su’aal la mid ah oo uu rabo in talo laga siiyo walaashaada siduu usoo qaban lahaa ama hooyadaada, maxaad dareemi lahayd?!, marka ogow gabadha aad ku cayaari rabto walaal ayay leedahay, sida walaashaada aad u tixgaliso u texgali.

Exit mobile version