Habka loo joojin karo siigaysiga How to stop bad habits

Su’aasha:

Waxaan ahay Dhibane udhiban Aafada / Cudurka loo yaqaano siigada Markasto waxaan is dhahaa Iska Dhaaf waxaan mafiicne waxey kuu horseedi kartaa Mustaqbal Xumo Aad kashalayso Falka Waan kudhacaa yacnii Waan siigeystaa Oo Sheydaan ayaa Iimaceeya markaan siigeysto waan Shalaayaa Iska Dhaaf ayaan Iska dhahaa Waana Iska dhaafi Kari la’hay Marka Walal maxaad Igula talin laheyd.

Habka loo joojin karo siigaysiga
Habka loo joojin karo siigaysiga

Jawaabta:

Walaal su’aalo badan ayaan ka jawaabnay oo la xiriira su’aashan halkan ka akhriso:

Talaabooyin aan naftayda ku nacsiin karo siigada iyo daawashada filimada qaawan?

 

Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan

Sidee loo reebaa siigada akhriso daawada ugu fiican

Sida siigada looga soo kabsado

Siigada sidey dhalinyarada u disho

 

فتى يندم على العادة التي سببت له المتاعب

متى يقال عن الانسان إنه يتعافى من العادة؟

هل يمكن للعادة أن يجعل الشخص ينتحر؟

مشكلة العدة التي يواجهها الإنسان

كيفية حل مشاكل العادة

ما هي آثار العادة على جسم الإنسان بشكل عام؟

هل تظهر مشكلة العادة عند التوقف؟

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More