Site icon Daruur درور

Guurka waswaaska daawo muu u yahay

Su’aasha:

ASC waswaski ayan wali tabar Iskaga laahay
Dr aya waxaan kamaqlay ruuxa waswaskisa xadka kabaxay boolashi fikirka aya Iska daba mareey ? In lootosiyo ayuu ubaahanyahay OO dawado lasiiyo aniga manta waxbarashada maadin murug darted?
Mida kale waswaska dhalinyarada muxuu aad ugu badanyahay? Dr Ali m Saleh OO ee waxaan kula talinayo Will sual waswas waydiyay inu guursado marka guurka daawo miyuu uyahay.

Guurka waswaaska daawo muu u yahay
Guurka waswaaska daawo muu u yahay

Jawaabta:

Waswaaska sababo badan ayaa keeno sababahaasna dhalinyarada ayay ku badan yihiin, waxaa ka mid ah caqiliyarida iyo fudeydka iyo shahwada, marka qofka wuxuu isaga reebi karaa waswaaska diinta, inuu quraan akhriska badsado salaadaha ku dadaalo weysada laasimo.

Guurka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha diinta kaa saacidaya, qofka marka uu guursado qalbigiisa wuu degaa fikirkiisa wuu yaraanaa xagga shahwada dumarka ma eegayo hurdo macaan ayuu ka helayaa shaydaanakana waa ka adkaan karaa marka uu isku darsado diin iyo guur.

Exit mobile version