Guri aad u waynoo dhul balaadhan ku fadhiya fasirkiisa

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo guri aad u wayn oo balaadhan oo dayr wayn le oo aad u qurux badan oo aan cusbayn oo aan dhakhtar ka furaayo oo aan Dib u dhis ku samaynayo oo aan shaqaale dibo dhisa murayado galiya marmar Dib u dhiga aan u diraayo oo aan injineero u diraayo lacagta ku baxaysa oo aad u faraxsan oo aad LA ii sharfaayo oo LA iga danbeeyo
Allah mahadleh

Guri aad u waynoo dhul balaadhan ku fadhiya fasirkiisa
Guri aad u waynoo dhul balaadhan ku fadhiya fasirkiisa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa shaqada aad qaban doonto mustaqbalka iyo nolosha aad gali doonto, guriga  wuxuu noqon karaa mashruuc guur ama jago iyo maamul aad qaban doonto guud ahaan waa xarun aad dadka ka maamuli doonto sida laga fahmayo riyada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More