Gudaha siyaasadda Soomaaliyeed In the internal politics of Somalia

Gudaha siyaasadda Soomaaliyeed In the internal politics of Somalia

 

The presidency in every Somali political heart

Qofka kasta soomaaliyeed waxaa qalbiga kaga jira inuu madaxweyne noqdo, horay baa waxaa loo yiri dadka haddii ay sinnaadaan way halaagsamaan.

taas waa run dadka oo dhan haddii ay naago noqdaan maxaa dhacaayo, sidoo kale haddii ay caruur wada noqdaan, ama ay dhamaan noqdaan dad hanti leh , yaa ka shaqeynaya shaqooyinka hoose.

Gudaha siyaasadda Soomaaliyeed In the internal politics of Somalia
Gudaha siyaasadda Soomaaliyeed In the internal politics of Somalia

marka adduunka ayaa wuxuu ku dhisan yahay qof walba inuu kaalin ka cayaaro, qof kasta meel inuu ka kasoo baxo.

soomaali wa sidan u dhigay dhamaantooda hal shay ayay isla rabaan, taasna ma soconayso.

marka dhabta laga hadlo, kursi jacaylka ayaa soomaali sidan u galay, xitaa qabyaaladda waa sidaas  halkan ayay ku xiran tahay.

Amin arts sawirkan wuxuu ku tilmaamayaa kursiga meesha uu ka joogo madaxda soomaaliyeed.

waad u jeedaa shariif sakiin siduu ugu dhegan yahay kursiga.

waxaa la mid ah dad soomaaliyeed, qof kasta wuxuu gaadayaa kursiga.

haddii wadanka uu toosi lahaa qof kasta wuxuu heli lahaa shaqo ku habboon

horumar weyn ayaa la gaari lahaa, maanta ma jiro qof madax ah ka fikirayo danta guud.

kaliya maha kuwa daneystaha ah maamuul goboleedyada xitaa dowladda dhexe waxaa ku jira daneyste

marka haddii la rabo in soomaali wa loo qabto halaga tago sheekadan dibka u dhigaty

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More