Gooryaanka waxa keena iyo daawada

Gooryaanka waxa keena iyo daawada

Waa maxay gooryaanka ?

Cudurka gooryaanka oo loo yaqaano afka carabiga داء الصفر afka ingiriiskana waxaa loo yaqaanaa “Ascaris lumbricoides“.
Goorayaanka bilowgiisa waa ukumo oo dhaulka kasoo raaca qofka ama cuntada ukumaha ay soo gaaraan.
Marka ay kumaha fiiqmaan iyaoo aad u yaryar waxay kasoo dhexbaxaan micdhicirada waxay soo gaarayaa sanbabka iyagoo soo maraya meelaha dhiigga soo maro.
Marka ugu dambaysa waxay soo gaarayaan dhuunta qofka mar kale ayuu liqayaa markaas ayay caloosha galayaa, kaddib ayay korayaan.

Gooryaanka waxa keena iyo daawada
Gooryaanka waxa keena iyo daawada

Dhererka gooryaanka wuxuu gaaraa ilaa 40 sinti mitir Qofka gooryaanka qabo marka uu ku saxaroodo carrada, wuxuu ku reebayaa ukumaha gooryaanka qof kale marka ay carradaas soo gaarto ukumaha ayaa usoo gudbaya 2 ilaa 3 usbuuc ayay kusoo gaari karaan qofka, waxaa dhici kartaa ilaa bilooyin ama sanado inay awood u leeyihiin in dadka ay u gudbaan jirkooda.
Inata badan gooryaanka wuxuu ku dhacaan caruurta da’dooda u dhexeysa 3 ilaa siddeed sano.
Taasna waxaa sabab u ah inta badan ilmaha afka ayay gacmaha la galaan marka ay ku cayaarayaan ciidda.

Sidee lagu ogaan karaa qofka uu hayo?

Astaanta ugu caansan waa in laga dhex arko saxarada qofka gooryaan, mararka qaarkooda qofka gooryaan kamasoo baxo laakin calool xunuun daran ayuu isku arkayaa taasna waxaa sabab u ah gooryaanka oo isku duuduubmay ayaa mindhicirada xirayo qofka xanuun xoog leh ayuu dareemayaa.

Mararka qaarkooda shuban dhiig ayuu kugu ridayaa
Waxaa kaloo lagu gartaa qofka gooryaanka caloosha kaga jiro qofac daran iyo neef ciriir ama qandho.

Gooryaanka dhulalka uu ku badan yahay

Wuxuu ku badan yahay dhulka kulul sidoo kale dalalka aan lahayn musqulo fiican oo reebi kara xaarka inuu ku ekaado meel dadka ka fog oo uuna gaaraynin meelaha dadka ay wax ku beeraan.
Ilamaha gooryaan qaba ma koraan wuxuu ku riyadaa dhiigyari waxaa laga yaabaa inuu dhib u geysto mindhicirada ilmaha.

Daawada lagu daaweyn karo cudurkan?

Waxaa jira daawooyin badan waxaa ugu caansan labadan daawo.

Gooryaanka waxa keena iyo daawada

Waxay daawo u yihiin gooryaanka iyo dhamaan waxyaalaha jirkaaga soo gali kara  daawada la dhaho “Albendazole” waxaa la helaa iyadoo sharoobo iyo kaniiniba ah.

Daawada la yiraahdo “Ivermectin” waxaa la helaa iyadoo kaniini ah.

Qofka raba inuu adeegsado daawadan waxaa laga rabaa inuu dhakhtar u tago si uuna qalad u galin marka uu isticmaalayo.

Waxaa u eg gooryaanka waxa lagu magacaabo jariiriso oo keenta cuncunka dabada halkaan ayaad ka akhrisan kartaa

Mararka qaar qofka wuxuu u keenaa dabada inuu cuncun ka dareemo, marka uu bato, wuxuu soo gaaraa saameyskiisa gudaha futada.

Waxay keeni kartaa arrintaas  عَدوَى الأُقصُورَة (الدُّودَة الدَّبُّوسِيَّة) Pinworm Infection

Caloolxuun Iyo Shuban Maalinta Ciida Maxaa Keena

The length of the worm reaches up to 40 cubic meters. When a person with worms is urinated on the soil, he leaves the eggs of the worms to another person. When the worm reaches the eggs, the eggs can reach the person in 2 to 3 weeks, it can happen that they are up to months or years to be able to pass people to their bodies.
Most of the times, it occurs in children between the ages of 3 and eight.
This is due to the fact that most babies get their hands in their mouths when they play on the soil.

How can one know who he is holding?

The most common symptom is that it is seen in the feces of the person who urinates, sometimes the person does not come out of the stool, but they see a lot of pain because the joints are wrapped up and the intestines are blocked and the person feels a strong pain.

Sometimes it will put blood on you.
It is also recognized by the person who has severe constipation in the abdomen and a fever or a fever.

 

 

وأما ‌الديدان الصغار التي تكون في المقعدة فإن صاحبها يجد حكاكا في المقعدة وقد يشتد ذلك حتى يغشى عليه ويجد قبل أن يتبرزها ثقلا تحت شراسيفه وفي صلبه. قال: وإذا)
خرجت الحيات من المحموم ميتة دلت على موته ومتى خرجت بلا حمى وهي حية مع دم فهو ردي ومتى اختلف المريض حيات وهي حية دلت على صحة قوته ومتى خرجت بالقيء دلت على أخلاط ردية في معدته وخروج الحيات أجمع في الحميات ردي إلا أن الحي خير من الميت. وإذا خرجت منه قبل الهبوط فذلك ردي ومتى خرجت بعد الهبوط فصالح يدل على قوة الطبيعة وقبل الهبوط يدل على ضعف وسقوط القوة وعلى أخلاط ردية.
الأولى من الثانية من ايبذيميا: ‌الديدان تولد في الخريف من أجل الفواكه أكثر. وقد تتولد في سائر الأوقات من أجل فساد الأطعمة. والديدان أنفسها من شأنها أن تتحرك في الأزمان وتهيج في الخريف عند المساء بالعشي

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More