Go’aanka towbada sida loo adkeeyo

Su’aasha:

Walaalayal ila taliya waxaaan ku dhacaaa danbiyo aad baan uga xumaada go’aana waaka gaadhaa sidee go’aankyga ku adkyn karaa.

Go'aanka towbada sida loo adkeeyo
Go’aanka towbada sida loo adkeeyo

Jawaabta:

Qofka muslinka dambi wuu ku dhjici karaa laakin waxaa laga rabaa inuu mar kaste ka towbad keeno dambiga uu ku dhacay, go’aanka twobada waxaa lagu adkayn karaa inuu mar walba niyadda ku hayo dambiga dhibaatada uu u keenayo oo ay ugu weyn tahay carada Alle, markuu Alle kaa caroodo way kuu dhamaatay.

Iyadoo sidaas ay tahay Alle wuxuu ku amaanay mu’miniinta inay mar kaste isaga usoo noqdaan markay dambi galaan, quraanka kariimka meelo badan ayuu ku sheegay towbadda.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More