Waxa lagu magacaabo buuriga ama tubaakada nooc kaste ha ahaatee shiishiid ama baalbaal waa wax xun oo dhib u keena caafimaadka iyo nafta sidoo kale maskaxda, diinta islaamka waxay reebtaa wax kaste dhib u keenaya qofka, dadka buuriga cuna cirridka ayay ka bukadaan afka ayay ka uraan dadka la nool ayay dhibayaan, masaajidka marka ay galaan dadka tukada ayay ku dhbiaan urka afkooda, taas waxaa u sii dheer cudurada laga qaado buuriga ama tubaakada, marka way iska caddahay waa wax xun ah qofka muslinka laga rabo inuu ka fogaado.
Daliilyo badan ayaa loo hayaa waxyaalahaas oo dhan xaaraan ka dhigaya.