Galmada biyaha tayada u yeesha oo uurka keenta waa meeqa maalin kadib
Galmada biyaha tayada u yeesha oo uurka keenta waa meeqa maalin kadib
Su’aasha:
Qofka hadi maalin kaste uu xaskiisa u tagayo waxan maqlay biyahisa shahwada inaysan rimin karin xaska galmada maalin kaste la sameyo biyaha ayay tayada ka yaraysaa hadalkaas maxaa ka jiro, teeda imisa maalin loo baahan yahay ninka inuu u kala fogeyo galmada hadu rabo xaaskiisa inay uur qaado fadlan jawaab ayan idinka sugaa.

Jawaabta:
Biyaha ninka ka baxo isku tayo ma aha, ninka galmada muddo badan mooganaaday la mid ma aha biyahiisa kan maalin kaste naagta u taga, biyaha marka ay ninka ku daahaan way adkaanayaan tayo ayay yeelanayaan, ninka noocaas ah marka uu xaaska u galmoodo iyadoo diyaar u ah riminta durbaba uur ayay qaadaysaa – markuu Alle idmo- marka waxaa fiican inuu ninka u dhexeysiiyo galmada maalmo 3 maalmood oo kale haddii uu ka badiyo waa ok, laakin marka ay ugu yar tahay waa sedex maalmood kadib, soomaalidii hore waxay dhihi jireen falkaas gaaxin, ninka biyaha marka uu gaaxiyo fursada uurka way siyaadayaan.
Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan
The water that comes out of the man is not the same quality, the man who has been sexually active for a long time is not the same as his water which goes to the woman every day, the semen when the man is late they are stronger they have the quality they have, such a man when he has sex with the wife ready for the abortion she is already pregnant – when Allah permits – when it is better to centralize the man to have sex for another 3 days if he exceeds it is ok, But when it is at least three days later, the old Somalis used to say that the act of gas, when the man gasses the chances of pregnancy increase.