Gabdhaha qaarkod maxa sabab u ah rag badan inay xidhidh jeceyl ula sameeya

Gabdhaha qaarkod maxa sabab u ah rag badan inay xidhidh jeceyl ula sameeya

Su’aasha:

A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan gabdhaha qaarkod wxn arkay kuwa la guursaday iyo kuwa laguursanba iyago hayista wiil si dhab ah ujecel o wax walba siinaya aye hadana wiilal kale xidhidh jecel la sameeyan arintaas maxa ku kalifi kara mahad sanid.

Gabdhaha qaarkod maxa sabab u ah rag badan inay xidhidh jeceyl ula sameeya
Gabdhaha qaarkod maxa sabab u ah rag badan inay xidhidh jeceyl ula sameeya

Jawaabta:

Jacaylka ka baxsan guurka waa jacayl gabadha xumaan ku ridi kara, naagta haddii mar la guursado nin kale ma raadin karto, mana shunaasan karto, waayo guur kale uma banaana, marka dumarka falkaas ku dhaqaaqaya waxaa laga yaabaa inay nimankooda ka waayeen hadal qurxoon   oo macaan oo rag kale ay ka arkeen, ama naagta inuu ninkeeda bakhayl yahay oo ninka kale uu lacag siinayo, ama inay tahay naag kacsi waali hayo oo ninkeeda aan ku qancin karin raaxada sariirta, marka sababahaas ayaa laga yaabaa inay keenaan naag la qabo nin kale inay shukaansato ama gogoldhaaf samayso.

Laakin naagta waxaa laga rabaa inay ogaato sinada iyo xiriirka raga lala sameeyo inay xaaraan yihiin marka haddii ninkeeda aysan ku qanacsanayn waxaa laga rabaa inay runta u sheego intay luggooyo ku wadi lahayd.

Jinka dhib ma ii geysan karaa qofka uu saaran yahay haduu ii xanaaqo

Love outside of marriage is a love that can make a woman feel bad. If a woman is married, she cannot look for another man, nor can she have an affair, because she is not allowed to marry again. They have seen from other men, or the woman that her husband is stingy and the other man is giving him money, or that she is a woman who has an erection and cannot satisfy her husband in the comfort of the bed, so these reasons may cause a woman who is married to another man to date or make a compromise. But the woman is required to know that adultery and sexual relations with men are prohibited, so if her husband is not satisfied, she is required to tell him the truth instead of walking around.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More