Dhaqanka gabdhaha Soomaaliyeed oo sii xumaanaya gaar ahaan gabdhaha soo galo baraha bulshada. Gabdhihii waxay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan niikada iyo falal qaab daran oo ka xun sawirada aysoo galiyaan caadiga ah.
waxay soo galiyaan baraha bulshada niiko video dirac qaawan iyo dhar foolxun oo dhab ku ah jirka.
laakin gabdhaha soomaali oo dhan ma xuma mar kaste dadka waxaa ku jira qof fiican oo wanaagga dadka u sheega. gabar soomaaliyeed oo waano fiican usoo jeedisay haweenka soomaaliyeed oo ku hallaabay baraha bulshada kuwa dabada qaawan wareejiya kaddibna soo dhiga baraha bulshada oo dhalinyarada fasahaadinaya. gabadhan waxay ula hadashay dumarka soomaaliyeed qaab caqli ku salaysan sidoo kale waa gabar diinta fahasan oo aan ahayn hablaha maanta u maleeyay in lays qaawiyo oo la niikiyo horumar. soomaalida bulshadooda maalmahaan dhaqankan ayaa ku soo badanaya waa in looga digaa. muuqaalkan faafi si uu u gaaro gabdho badan oo u baahan waano.