Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo

Su’aasha:

Asc wll waxn ku riyodey riyadan waxd ii fasirtan Waxan riyo ku arkay surka adhiga oo kala jeexan ooy sido walashey an ka warwarsany inan biniadam dhibato u geystey ookale waxan ku duceysanayey inanay imaqal cid ga maxkamadaha waxn laha in ilahey riyo ka dhigto riyada dhexdeeda

Riyada labad waxan u yedhayey inanteydii islamarkan waxa I imadey wax dheer oo maro ku maluuqan oon albabka kaso Galen se doc guriga kaso baxay wajigisa lama arkyo maro madow ayu ku duubdubna waxd u fasirtan wllo inan iso dhibatey riyadan wad mahadsantihin bahda daruur

Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo
Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo

Jawaabta:

Labada riyo waxay tilmaamayaan inaad ku dhici doonto mashaakil iyo walwal oo aad ka murgi doonto, hilibka habkaas loo soo gooyay wuxuu tilmaamayaa dhibaato iyo masiibo, riyada labaad iyadana macnahaas kama dheera waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo fikir inay kugu soo wajahan yihiin.

Marka waxaa lagaa rabaa inaad Alle u dhowaato oo aad quraanka akhrisato oo aad iska ilaaliso wixii khalad ah xagga noloshaada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More