Gabar riyo ku aragtay wiil gacanta ka qabsanaya

Su’aasha:

Asc wll alle haku sharfo waxd igaso jawabtan
Waxn markaste ku riyodaa meel an wax ku dhigan jirey waxn ku riyoda madarsadii an quranka ku dhigan jirey waxn arka macalinkygi oo nala subciya quranka mar quranka wan garanwaya se xalay waxn ku riyodey jamacada ano jooga fasalkn ka dhigto ano fadhiya waxn rabay inan baxo kadib intan bixin wiil fasalka joogay aya igu idhi ana wan baxaya kadib gacanta isasi qabsany ardeydu wey nag qeyliyen wiilka aqoon uma laheyn.

Gabar riyo ku aragtay wiil gacanta ka qabsanaya
Gabar riyo ku aragtay wiil gacanta ka qabsanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbaka guurka iyo nolosha aad gali doonto, gabadhii ku riyooto iyadoo nin gacanta ka qabsanaya riyadaas waxaa lagu fasiraa in lasoo doonan doono gabadha.

Waxaad guursan doontaa nin mutacalim ah oo aqoon sare leh oo kaaga sheekaynaya cilmiga iyo diinta kuna soo xusuusinaya barashada quraanka iyo aqoonta iyo guud ahaan waxbarashadaadii hore, waa nin aad isfahmi doontaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More