Gabar oo bannaanka soo dhigtay qabiilka Axmed Shide

Dadka soomaaliyeed aad waxay uga helaan qofka inay qabiilkiisa ogaadaan,

soomaalida badankooda ayaa sidaas u dhaqma.

dad badan waxaad arkaysaa raba inay ogaadaan qof ay

Gabar Sheegtay Axmed Shide inuu yahay Ogaadeen
Gabar Sheegtay Axmed Shide inuu yahay Ogaadeen

jidka ku bartaan ama meel guud qabiilkiisa.
marka xamed shide oo ka mid ah siyaasiyiinta soomaalida itoobiya ayaa dad badan aaminsan inuu yahay oromo ee uusan ahayn soomaali.

gabar soomaaliyeed ayaa video soo duubtay iyadoo ka hadlaysa Axmed Shide cidda uu yahay waxaa fiican adiga inaad daawato muuqaalkan

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More