Gabar ninkeeda ka maqan yahay oo ku riyootay asoo yimid

Su’aasha:

Asc wr wbrk ninkayku waxu ku nool yahay wadan kale shaqo darteed waan kala foganay waxan ku riyoday isago leh waan soo wareegay hada kadib manoqonayo riyada iifasir shukran.

Gabar ninkeeda ka maqan yahay oo ku riyootay asoo yimid
Gabar ninkeeda ka maqan yahay oo ku riyootay asoo yimid

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad isku soo dowaan doontaan oo noloshiina ay fiicnaan doonto oo aad heli doontaan waxa aad ka fikiraysaan oo hormar ah waa riyo khayr ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More