Gabar ku riyootay iyadoo ninka ay u shaqayso xumaan ku sameyn rabo
Su’aasha:
waxan ku riyoday shirkada aan u shaqeeyo ninka madaxa ka ah anoo gurigiisa la joogo oo hsaqo naga dhexayso waxan isla galnay qolka jiifka dhar la’aan ayaan ahaa waxan watay kaliya kastuumo isaga wuu qaawanaa wuxu bilaabay inuu ia taabto oo i kiciyo oo galmo ila sameyo lakin si xoog uga diiday inuu wax igu sameeyo kadib waan soo kacay riyada maxay noqon kartaa.
