Gabar ku riyootay iyadoo macalin garaacayo
Su’aasha:
Asc Wll bahda duruur aad ayad u mahadsan tihin jasakallah kheyran.
Waxan ku riyooday anigoo aadayo meel aan wax ka barto waxan ag maray masajid waalaga adamaay laba naag aya jogay masajidka agtiisa wax aye ku murmaayeen aadanki aya dhamaday mu’adinkii aya albabka so istagay nagihi ayu ku qoslay waxan tagay madrasadii macalinka aya damcay inu i garaco madama an so dahay gacanta ayu iga dhufte ul uu watay habaryar aya iga cilise aniga ciil ayaan u qaaday macalinka asagane ilmo ayu quran kula sumcinay cod dher aye ku aqrinayen .
