Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 9, 2021 546 0 Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey ano haya ilmo yar oo buuran oo qurux badan hooyadina nala joogto aniga ciyaarsinayey waxn u xidhayey saacad gacanta lagu xirto mahadsanidin. Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag inay kuusoo dhow yihiin riyada qabashada ilmaha yaryar waa riyo fiican oo khayr tilmaamaysa. Haddii aad ku sugan tahay mashaakil Ilaahay waa kaa qaadayaa haddii aad kurbaysan tahay kurbada way kaa feydmaysaa. Guud ahaan riyada waa bishaaro Riyada Ilmaha Yar 0 546 Share