Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyodey ano haya ilmo yar oo buuran oo qurux badan hooyadina nala joogto aniga ciyaarsinayey waxn u xidhayey saacad gacanta lagu xirto mahadsanidin.

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa
Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag inay kuusoo dhow yihiin riyada qabashada ilmaha yaryar waa riyo fiican oo khayr tilmaamaysa.

Haddii aad ku sugan tahay mashaakil Ilaahay waa kaa qaadayaa haddii aad kurbaysan tahay kurbada way kaa feydmaysaa.

Guud ahaan riyada waa bishaaro

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More