Gabar ku riyootay iyadoo haysata gabar yar

Su’aasha:

Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo joogo meel gurigena ka baxsan waxan hesta gabadh yar oohada dhalatay ina aniga dhalay ayan daremaya wey hurde hal sarir meel dariiqa waye waxan arkay guryo cusub waxan is dhaha cidan nasiib aye leyihin hada dhow aye xafada so dagen hadane guryo isku dhaw aye heleen nin familkas la jogo lkn ma’aqan waxe isku yihin ayan is dhaha adi io asaguba gurigas ama kan kale aya dagesin hooyo aya iwacde waxan isdhahay side hoyada ugu geeyne gabadhan tolow aabo ma leh ame ku dhahda wan so qaday madaxa ayan ka shumiyay gabadha bahal yar aya sarirta la sarna waan ka tuuray waxa kalo la jifa gabar kale oo walashey eh iyadane wey yartahy wan laso orde hoya ukene wey iga qaade iyado soo dhawesane waxey i ledahy gabadhan waan jeclahay iyado ku faraxsan waxanba arkay gabadhii oo noqotay ilmo 2sano jira cml wan la yabay .jazakaallh

Gabar ku riyootay iyadoo haysata gabar yar
Gabar ku riyootay iyadoo haysata gabar yar

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa in lagu guursan doono haddaad gabar tahay oo ilmo aad dhalayso haddii aad tahay naag la qabo waa khayr iyo ubad fiican aad dhali doonto riyada aad ayay u wanaagsan tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More