Gabar ku riyootay iftiin fasirka muxuu noqon

Gabar ku riyootay iftiin fasirka muxuu noqon

Su’aasha:

asc wllo riyadan waxa ku riyotey walashey iyadu ma isticmasho social media sida darted ana kaso qorey riyadu waxay tahay waxan aheyn aniga iyo laba hablood ookle wan yaacney waxn yaceyny meel wana haben wakhtigu waxan arkay isha gaadhiga oo kaliged iftiimeysa macanah gadhiga ku oolin kaliged iftimaysa waxan nahany dumar la qabo waxa nalan ciyarayey wiil an isku xaafado nahnay oon inta kadib waxn wayey labadi hablod iyo wiilki kaligay aya meshi ka cararay san u cararay waxn arkay buul ay dhisan dadka reer miga aha kadib waxn la galay qaarka hore jidhkyga waxn arkay buulki guihisa oo wada iftiima kadib ishii gadhiga oon sitey ayan hoos udhigay buulka waxa fadhida gabadh wada iftiimeysa waxyna so fadhidey dhinaca qiblada waxkle arkay shan caruura o hurda iyo gabadh madow oo dhinac klen oo xaga barigana waxa kaso jeday gabadh xaragoneysa dhar qafiifa qabta kadib wey ila hadlen waxn ku idhi miyad igaraneysa waxa igu dhahen haa waxa tahay ina gabadhka mida wan garanayey waxa aheyd gabadh dhimatey ifka jogin . intan habenimada sexan ka hor riyadeyda waxn is heysaney ninkeyga waxn allena weydistey inu iga gardanyahy oo ku tuso qaladkisa riyo
Wad mahadsantihin.

Gabar ku riyootay iftiin fasirka muxuu noqon
Gabar ku riyootay iftiin fasirka muxuu noqon

Jawaabta:

Riyada waxay tilaamaysaa hanuun iyo Alle u noqosho sidoo kale in laga badbaado mashaakilka oona la xalliyo, sidoo kale gabadha dhimatay oo riyada ay ku aragtay waxaa loo rajaynayaa khayr iyo naxariis, riyada iftiinka ayaa astaan muhim u ah, ifkana waa hanuun iyo wanaag, sida mugdiga uu yahay baadinimo iyo xumaan.

Fasirka riyada wejiga oo nuuraya

The dream represents guidance and return to Allah as well as to be saved from the problem and solved, as well as the hope of the dead girl in the dream she saw in the dream of good and mercy, the dream of light is an important symbol, and the light is guidance and goodness, just as darkness is error and evil.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More