Gabar ku riyootay ciddeeda oo dhan cunto karinayso

Su’aasha:

Asc wll waxn ku riyodey familga dhamnti karinya cunto waxn arkayey adeerky Dhari weyn kuwan lagu kariyo marka geerida dhacdo ama arooskuba dusuuud waweyn. baris aya ku karayry hilib ka buuxo qar waxay jarjarayen khudarti sugada lagu sameyn laha kadib wan u imi waxn furey albabka gurigayga mahadsanidin.

Gabar ku riyootay ciddeeda oo dhan cunto karinayso
Gabar ku riyootay ciddeeda oo dhan cunto karinayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa guur barwaaqo wato inuu idin soo socdo siiba familka gurigooda cuntada lagu karinayo, sidoo kale riyada cunta kariska waxaa lagu fasiraa hanti badan inaad heli doontaan marka aad ku riyooto cida oo dhan hadday cunto karinayso, taas macnaheeda waa qof kaste idinka idin ka mid ah inuu barwaaqo galayo oo uu helayo hanti ku filan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More