Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran
Su’aasha:
SCW daruur media wan idin salamay wad ku mahadsan tihiin riyada aad no fasiraysaan.
Waxaan rabaa in la ii fasiro gabar single ah hadday ku riyooto iyadoo dameer fuulaysa oo xaafada kusoo wareejinaya dad badan ayaan jooga meesha uu kusoo wareejinaya riyadaas maxa lagu fasiri karaa?
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay heli doonto nin sabar badan oo ay guursan doonto, dameerka waxaa lagu fasiraa hadday aragto gabar doob ah nin dulqaad badan, sidoo kale dameerka waa sabar badan yahay waana daacad, marka gabadha waxay heli doontaa nin daacad ah oo sabar badan, oo dadka xaafadda oo dhan ay la yaabi doonaan ninka ay heli doonto, riyada waa riyo aad u fiican, oo bishaaro guur wadata.
Riyada dameer dugaag ah oo gabar daba socda
The dream indicates that the girl will have a patient husband and she will marry,
the donkey is interpreted if she sees a young woman who is a man of patience,
also the donkey is patient and honest, when the girl will find a man who is honest and patient,
and the people of the entire neighborhood will be amazed at the man she will find,
The dream is a very good dream, with good news of marriage.
يشير الحلم إلى أن الفتاة سيكون لها زوج صبور ،
يتم تفسير الحمار كما لو أن امرأة شابة ترى رجلا صبورا ،
أيضا الحمار صبور وصادق ،
تجد الفتاة رجلا صادقا وصبورا ،
وسوف يندهش الناس في جميع أنحاء الحي من الرجل الذي ستجده ،
الحلم هو حلم جيد جدا ،
وأخبار السارة عن الزواج.