Gabar haday ku riyooto iyadoo bakayle qabanayo

Su’aasha:

scw walaalayal maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo asoo bakayle racdaysanayo marka ugu dambeyso wuu qabanayaa?

Gabar haday ku riyooto iyadoo bakayle qabanayo
Gabar haday ku riyooto iyadoo bakayle qabanayo

Jawaabta:

Riyada bakaylaha la qabanayo waa riyo fiican, waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto waliba inaad heli doonto nin fiican haddii aad tahay gabar wali aan la guursanin, haddii aad xaas tahay bakaylaha waxaa lagu fasiraa wax fiican inaad heli doonto oo aad ku farxayso waxay noqon karaan ubad wanaagsan

 

 

 

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More