Site icon Daruur درور

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya

Su’aasha:

Asc walal waxan ahay Gabar aan guursan wali walal marwalba waxan dareema dareen xoog badan xili walba waxna waa barta guur diyar Uma ihi hada soomi lahana waqti dheer aya ku jira waxbarashada walal waxan sameyo ma aqaan waxan jira 22 sano habeenkii xata ma seexdo dareen dartiis.

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya
Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya

Jawaabta:

Dareenka badan waxaa lagu xalliyaa guur, guurka iyo waxbarashadana isma diidaan, marka haddii ay dhacday inaadan guursan karin hadda, sidoo kale aadan soomi karin, waxaad iska yaraysaa cuntada dareenka kicisa, sidoo kale waxaad isku mashquulisaa waxbarashada shaqada guriga qabo si aad u daasho, qofka markuu waayo nasasho kacsiga wuu ka tagayaa ama wuu yaraanayaa, shaqada badan iyo mashquulka qofka waxay yareeyaan dareenka kacsiga, sidoo kale waxaad ka fogaataa hadalka ama sheekooyinka galmada iyo jacaylka waxaas oo dhan niyaddaada ka saar si aad u illowdo.

 

Waxa Keeno Kacsi Inaad La Hurdi Wayso Habeenkii

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

 

يتم حل الكثير من المشاعر من خلال الزواج ، ولا يتعارض الزواج والتعليم ،
لذلك إذا حدث أنه لا يمكنك الزواج الآن ، لا يمكنك أيضًا الصيام ، يجب تقليل الطعام ،
وتشغل نفسك بالدراسة والواجبات المنزلية لإرهاق نفسك.
عندما لا يحصل الشخص على قسط من الراحة ، فإن الإحساس سيختفي أو ينقص ،

والكثير من العمل وانشغال الشخص سيقلل من الشعور بالرغبة ، أنت أيضًا تتجنب الحديث عن الجنس والحب.

Exit mobile version