Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay

Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay

Riyada:

Asc sheekh wali liima guursan waxaan ku riyooday anigo beer leh qudaar fiican iga baxayso qudaarti aan suuqa geeyay aan so iibsaday lacag badan an ka helay ayaan ku riyooday

Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay
Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso barwaaqo Ilaahay ku siin doono, waxaad helaysaa lacag xalaal ah

Waxaa dhici karto inaad guursato, waa riyo aad u wanaagsan.

 

Riyada qudaarta halkan ka daawo

 

It is a dream that describes prosperity that Allah will give you, you get legal money

You may get married, it’s a very good dream.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More