Gabar ayan ahay muxuu yahay qoyaanka badan
Su’aasha:
Asc walal waxan ahay gabar 19 jir ah waxna barata Alhamdulilah Waxan ahay qof cafimaadka taqanaa Waana barta marka wll ma sameeyo wax siigo ah oo Gabar ayan ahay suno gud ah marka arko wax dareenkayga kiciya waa iska indho tira oo waka socda kuma sii mashquulo marka subaxi marka sokoco ama xili walba so koco qoyaan aya arka Aad uu badan Lkn biyo ah aan dhecan la socon marka waxas maxay yihin? Tankale marmar marka arko wax dareenka kiciya ano waxba isku sameyn biyo ayan isku arka maxay yihin asc?
