Gabar aragtay gabdho ay saaxiibo yihjiin iyo gabadh suuxday

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyooday
Anigoo joogo fasalka aan wax ku barto waxana fadhinay hal saf ani io gabdho asxabteyda waxan aragne wax tube eh tubo weyn oo meel kore socdo markas daaqada aya waxa kaso dhacayo bahalo yar yar oo faraha badan leh gabadh aye gacanta uga dhecen wan so baxne waxan arke gabadh saxibo ahan jirnay lkn hada isku ficnen wax suuxay cml aye u taalay buugteeda wey kala daadsanayen wan u tagay gacanteyda midig ayan ka saray dhabankeeda wey soo booday hal mar gacanteyda oo saa id qabow u ehed biyo aye lehed gacanteya ana waxan is laha mardanbe mala hadlayo gabadhas jaranjaradii markan kaso dagenay aya gabdho isoo riixen bahalka ka cabsanayo wan istagay ano gabdhihii ku qeylinayo waxan yar miya ka cabsanesin si boobsiis ayan uso dagay kuwii iga danbeyne sas aye uso dagen. Jazakaallh.

Gabar aragtay gabdho ay saaxiibo yihjiin iyo gabadh suuxday
Gabar aragtay gabdho ay saaxiibo yihjiin iyo gabadh suuxday

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhacdo kugu saabsan adiga iyo gabdho aad saaxiibo tihiin dhacdadaas waxay noqon doontaa arrin dadka wada gaarayso oo ku saabsan noloshiina xagga waxbarashada ama bulshada, Ilaahay khayr haka dhigo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More