Gabar aan ahay nin xaasle ayaa aad u jeclahay riyo aan ku arkay

Su’aasha:

Gabar aan ahay wali guursanin nin xaasle ayaa aad u jeclahay waan wada shekeysana waxyaabo ku riyoodo oo dhacay waan arkaa habeen waxa ku riyooday anago qol taagan labadena waa ku xiisay ileeyahay kadib qof ayaan na maqlay waana lo sheegay naagti iku qeel qelisay ana waa iska celiyey up aye iso qaadatay marke damacday ine iku dhufato isaga ika qabtay kadibna ku dhaftay maxe noon kartaa.

Gabar aan ahay nin xaasle ayaa aad u jeclahay riyo aan ku arkay
Gabar aan ahay nin xaasle ayaa aad u jeclahay riyo aan ku arkay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto qaladaad oo keeni kara dambi iyo fadeexo kugu dhici doonto, riyada waa digniin kugu socoto ka fogow wadada aad hayso oo ah nin xaas leh inaad ka fidneyso xaaskiisa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More