Asc wll waxaan ku waydiinayaa kaluunka maado sidee ah ayaa ku jirto waxaan ahay gabar doob ah wll markaan cuno kaluunka daasadaha wll habeenkii waan siigaystaa
Lkn hadaanan cunin oo cuntooyinka kle cuno caadi ayaa ahay ayaan waa raagi karaa lkn kaluunkaas ma cunay habeenkii siigo biuaha ayaa iska bixiyaa
Mida kle guurka dhan waan nacay waxaan umalaynahaa yax yax waan xishoonayaa
Waxaa igu sok dhacayso ninka oo carabkiisa cubintayda lasoo aadayo
Sidee ugu soo labtaa sidaydii hore oo ahayd inaa guurka jeclaa
Mida kle wiilka 19 jir oo qurux badan ayaa la sheekeestaa oo dhisan ana waxaan ahay 25 marka wiilkaas iga yar sidee uguur sadaa waan rabaa waan ubaahanhay lkn yax yax xiahood iyo guur nacayb ayaa igu dhacday
Markaan la sheekaynayo oo aan arko quruxdiisa waan rabaa lkn markaan kala tagno waxaan is leeyhay wuu kaa yar yahay waa ceeb iiga soo jawaab.
Jawaabta:
Kaluunka guud ahaan wuxuu wataa vitamin xoojiya dareenka ninka iyo naagta taas waa la og yahay, marka waxaas hadday kuu keenayaan siigo oo aad doob tahay waxaa laga rabaa inaad iska dhaafto.
Guurka waa wax fiican haddii aad wax kale ka aamintay waxaa laga yaabaa inaad daawatay filimada galmada oo dumarka dhilooyinka ay wax kaste sameeyaan iyagana lagu sameeyo, taas waay kuu keeni kartaa mussibo oo ay ugu yar tahay inay xalaasha ku nacsiiso.
Sidaada hore waxaad ugu laaban kartaa inaad ka dheeraato xumaanta aad ku jirto.
Wiil kaa yar waa laga fiican yahay inaad guursato waxaa kugu habboon inaad guursato nin kula fac ah ama nin wax yar kaa weyn, ninka kaa yar markaad guursato waxaad dareemaysaa inuu kaa hooseeyo ood ka caqli badan tahay.