Gabar 17 jir baan ahay wiil ayaa dareenkayga kiciyo talo i siiya
Gabar 17 jir baan ahay wiil ayaa dareenkayga kiciyo talo i siiya
Su’aasha:
Waxaa jiro wiil aan isjecel nahay badanaa asi ma imaado xaafada abtigiisa ayaa daris nahay marmar ayuu imaadaan dalxiis ahaan reer afgoye waaye dhibka taagan ayaa wuxuu yahay tukaan ayaa meesha kuleenahay wiil kasto imaado caadi ayaan ahay wax dareen ah madareemo lkn markuu asi imaado aktiisa matagi lkn miiska tukaanka markuu soo istaago kacsi ayaan dareemaa kuwa kle xitaa hadan udhawahay saas ma ihi asina hadaan udhawaado zaaid ayan udareemaa 20 jir waaye anigana 17 jir ayan ahay mxaa ladhihi karaa arintaan.

Jawaabta:
Waxaa laga yaabaa inaad niyadda ku hayso mar walba oo aad ka heshay qaabkiisa, dareenkaasna waxaa keeno niyadda aad ku hayso, waxaa kugu fiican inaad guursato haddii guurka kuu suurtagalayo, haddii kale iska ilaali maxaayeelay waad ku dhici kartaa oo shaydaan baa kuu qurxin kara xiriirkiisa.

You may have always had feelings for him that you liked his style, and that feeling is caused by your feelings. It is better for you to get married if marriage is possible for you, otherwise, be careful because you may fall into it and the devil can embellish your relationship with him.