Gabar 17 jir baan ahay wiil ayaa dareenkayga kiciyo talo i siiya
Su’aasha:
Waxaa jiro wiil aan isjecel nahay badanaa asi ma imaado xaafada abtigiisa ayaa daris nahay marmar ayuu imaadaan dalxiis ahaan reer afgoye waaye dhibka taagan ayaa wuxuu yahay tukaan ayaa meesha kuleenahay wiil kasto imaado caadi ayaan ahay wax dareen ah madareemo lkn markuu asi imaado aktiisa matagi lkn miiska tukaanka markuu soo istaago kacsi ayaan dareemaa kuwa kle xitaa hadan udhawahay saas ma ihi asina hadaan udhawaado zaaid ayan udareemaa 20 jir waaye anigana 17 jir ayan ahay mxaa ladhihi karaa arintaan.
![Gabar 17 jir baan ahay wiil ayaa dareenkayga kiciyo talo i siiya](https://daruur.com//wp-content/uploads/Gabar-17-jir-baan-ahay-wiil-ayaa-dareenkayga-kiciyo-talo-i-siiya-300x187.jpg)