Gabar 12 oo ku riyootay walaalkeeda waa hore dhintay

Su’aasha:

Asc bahda daruur wll gabar 12 jirta waxay kuriyota wllked saqiray dhalashadedi kahor o kawen waa imaday asago aamis sita baluga ookuyiri hooyo waxuqabo kadib wax ayuuw iladonay wanaigasoharay oo ilamasolaban.

Gabar 12 oo ku riyootay walaalkeeda waa hore dhintay
Gabar 12 oo ku riyootay walaalkeeda waa hore dhintay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuuu u imaan doono cida,  farxad iyo wanaag noloshooda la xiriira inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More