Gabadha sifooyinka ay ninka ku raaci karto
Su’aasha:
salan iga gudoma bahda Daruur runti wax yar ma haysin webkan oo kale oo somali ah waligey ma arkin wad ku mahadsan tihin su’alaha sida fican ad ugu jawaabaysaan
su’alan aan qabaa taas oo ah ninka shukaansiga iga rabo haduu rabo inuu ka hadlo raaxada sariirta siiba marka taleefanka uu igula hadlayo ninkaas mala dhihi karaa waa nin raaxada taleefanka u bartay oo aan daacad ahayn, waxaa kalo laga dareemaa inu lacagta ku faano raga lacagta ku fano miyay dareemayaan inaysan ahayn rag isku filan xaga caqliga iyo maskaxda, gabadha markay guursanayso maxaa la rabaa ninka inay ku doorato?
