Site icon Daruur درور

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso video

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso video

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

Basiira waxaa weeye gabar noofo ahayd oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeysay qaraxa ka dhacay maamulka Banaadir oo dad badan ay ku dhinteen oo uu ku dhaawacmay Ing Yariisow gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Wararka waxay sheegeen Basiira Cabdi inay la socotay gabar lagu magacaabo degan oo marka qaraxa dhacay goobta laga waayay oo loo maleynayo inay halkaas ka baxsatay.

video Basiiro laga duubay waqti hore oo ay ka hadlayso dadka naafada ah:

Exit mobile version