Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa
Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa
Su’aasha:
A S C, gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan siil keegu miyu yeesha ur qadh’muun yacni biyaha raga badan ee siil keega ku dhacaya ur qadh’muun miyu yeelanaya? Waxan ka hadlaya gabadha nadaafada ku dadaasha e rag badan galmo la samaysa siil keegu inu uro maxaa sabab u ah.

Jawaabta:
Waxay noqonaysaa god cudur ka buuxo, dumarka xaaraanta samayso sidoo kale raga iyagana waa saas.
Waayo galmada waxaa loogu talagalay xalaal inay ahaato si qofka uu uga badbaado jirrooyinka galmada.
Naagta xaaska ah oo dhowrasan waa nadiif
It becomes a den full of disease, women who commit haram acts are also like that for men.
Because sex is intended to be lawful so that a person is protected from sexually transmitted diseases.
A married woman who is chaste is pure