Gabadha dareenkega galmo u aad u sareeyo hadu nin istiimiyo miyay is kontrooli yacni isxakamayn karaysaa

Gabadha dareenkega galmo u aad u sareeyo hadu nin istiimiyo miyay is kontrooli yacni isxakamayn karaysaa

Su’aasha:

A S C, gabadh garooba 27 jir ah oo aad u dareen iyo kacsi badan leh /high sex drive woman/ gabadhan dareenkegu heer wuxu gaadhsiisan yahay haddii uu nin ereyo macaano jacayla ku idhahdo ama sheeko raaxo leh uga sheekayo ay aad ugu kacsanayso marka gabadhan haday wiil 19 jir ah la shukaansato oo ay aad isku jeclaadan wiilku haddii u gabadha istiimiyo yacni intu shumiyo naasahega iyo jidhkeegana salaaxo gabadhu dareenkega miyay xakamayin karaysa si ay galmo u sameenin mise isma xakamayini karto qasab way la galmooni

Gabadha dareenkega galmo u aad u sareeyo hadu nin istiimiyo miyay is kontrooli yacni isxakamayn karaysaa
Gabadha dareenkega galmo u aad u sareeyo hadu nin istiimiyo miyay is kontrooli yacni isxakamayn karaysaa

Jawaabta:

Ilaahay markuu zinada reebayay wuxuu yiri:

(وَلَا تَقْرَبُوا الزِّنَىٰ ۖ إِنَّهُ كَانَ فَاحِشَةً وَسَاءَ سَبِيلًا)

(Ha u dhawaanina sino Illeen waa xumaane Waddana u xune)

Taas waxaa laga wadaa qofka inuu ka fogaado wixii sino u keeni karo, sheekadada dumarka, taabashada jirka dumarka dhamaan way soo galayaan.

Naagta iyo ninkaba waxaa laga rabaa inay ka fogaadaan wixii dareenka kicinayo.

Waayo qofka markuu kaco dareenkiisa maskaxda ayaa ka tagayso ism xakamyn karo, wuxuu maskaxdiisa helayaa markuu raaxada dhammaysto.

 

Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?

 

When God forbade fornication, he said:

(وَلَا تَقْرَبُوا الزِّنَىٰ ۖ إِنَّهُ كَانَ فَاحِشَةً وَسَاءَ سَبِيلًا)

(And approach not adultery; verily it is ever an abomination and vile as a pathway). source 

This means that the person should avoid anything that can cause adultery, the story of women, touching the women’s body all comes in.

Both women and men are required to avoid what arouses emotions.

For when a person arises, his sense of mind leaves a controllable ism, he gets his mind when he has finished his pleasure.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More