Gabadha bikrada bahalka ibtiisa hore kaliya miyaa la saari karaa mise waa lagu wada dhameyn karaa?

Gabadha bikrada bahalka ibtiisa hore kaliya miyaa la saari karaa mise waa lagu wada dhameyn karaa?

Su’aasha:

Asc Kwrn hadii gabar bikro ah guursado habeenka u horeeyo qaybta hore ee gudniinka guskayga miyaan saari karaa mise bahalkayga oo dhan ayaan xoog ugu wada xareyn karaa?

Kwrn hadaan bahalka kuwada ciriiriyo oo xoog iyo awood u isticmaalo qofteyda hadey ooysana aan afka ka xiro garaacisna isugu daro.

Gabadha bikrada guska ibtiisa hore kaliya miyaa la saari karaa mise waa lagu wada dhameyn karaa?
Gabadha bikrada guska ibtiisa hore kaliya miyaa la saari karaa mise waa lagu wada dhameyn karaa?

Jawaabta:

Falkaas haddaad samayso waa dagaal aad kula jirto gabadha aad soo guursatay raaxada sidaas ma aha, marka hore yaa kugu yiri hal habeen ayaa naagta lagu bigrajabiyaa? teeda kale naag tolan miyaa mise waa naag aan fircooni ahayn, marka haddii aad rabto raaxada xaaskaaga sidaas ma aha ee raaxada baro oo akhri, raaxada waxay ku dhisan tahay jacayl iyo wanaag ee ma aha naag aad kufsanaysid dhaqanka soomaalida oo jaahiliga ah oo qasab ay tahay ninka inuu naagka ka xanaajiyo ka ooysiiyo oo ku raaxaysta oohinta gabadha habeenka aqalgalka iska dhaaf oo diinta qaado.

السعادة مبنية على الحب والعطف وليس هناك إكراه على أمر لا يجوز، الثقافة الصومالية المبنية على الجهل والخرافات لا يمكن أن تقودك ، ويجب على الرجل أن لا يجعل المرأة تبكي ويستمتع هو ببكاء الفتاة ليلة الزفاف.

 

Habeenka Aqalgalka Todobaad Kadib Ayaan Damay Ila Taliya

If you do that, it’s a war with the girl you married for pleasure, isn’t it? Is she a married woman or a non-virgin woman, so if you want the comfort of your wife, it is not like that, learn and read about comfort, comfort is based on love and goodness, not a woman you rape in the Somali culture which is a must. Leave the man to annoy the woman and make her cry and enjoy the crying of the girl on the wedding night and embrace religion.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More